Dhagayso: Baarlamaanka Puntland oo diiday in lagu noqdo Habka 4.5 ka kuna taageeray Xukuumada Go’aankay ka qaadatay

19 Dec 2015 (Puntlandes) Baarlamaanka Puntland diiday in wax lagu qaybsado 2016ka habka 4.5, wuxuuna taageeray aragtida shacabka iyo xukuumadda ee ah in Deegaan lugu soo Doorto Doorashada 2016ka.

177c5

Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi waxuu sheegay in la joogo waqtigii wax lagu soo Dooran lahaa hab Deegaanka, lagana Gudbay habka Qabiilka.

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa Xusay inay Dastuuri tahay in la qaato habka Deegaanka.

Dhagayso Gudoomiyaha Baarlaamanka Puntland


Puntlandes.com

About The Author