HAMBALYO AROOS : Mudane Wadani & Marwadiisa Sacdiya

 

179b1

Waxaa hanbalyadaan diraya dhammaan  Qoyska reer xaashi diiriye caliyey  iyo QOYSKA Reer  shabeel  oo kala jooga Soomaaliya, USA,Europe,Africa,asia iyo austarelia, sida:

179b3

179b4

Waxaa hanbalyadaan diraya dhammaan  Qoyska reer xaashi diiriye caliyey  iyo QOYSKA Reer  shabeel  oo kala jooga Soomaaliya, USA,Europe,Africa,asia iyo austarelia, sida:

1:Aabe maxamed xaashi diiriye caliyeey (candhaf)

2:Adeer:huruuse xaashi diiriye

3:Adeer:jaamac bare xaashi diiriye

4:Adeer:cabdulaahi xaashi diiriye

5:Adeer:jaamac bashiir cubeyd

6:Adeer :cabdixakiin shirwanaajiye

7:Eedo:nimco yuusuf cubeyd

8:Eedo:khadiijo caanood diiriye

9:Eedo:xaawo maxamed sandheere

10:Walaale:cabdiweli candhaf xaashi

11:Walaale:cabdiqani  candhaf xaashi

12:Walaale:cabdikhadar candhaf xaashi

13:Walaale:mahad ismaciil xaashi

14:Walaale:warsame cabdulaahi xaashi

15:Walaale:waayeel jaamac bare xaashi

16:Walaale:karar jaamac bare  xaashi

17:Walaale:taysiir jaamac bare xaashi

18:Walaale:bayle jamac bare

19:Walaale:xiis axmed caanood

20:Walaale:ayaan cabdiweli dayuurad

21:Walaale:saciido cabdiweli dayuurad

22:Walaale:ayaan maxamuud samatar

23:Walaale:najmo cabdirashiid cali

24:Walaale:burhaan kooshin cali

25:Walaale:bishaar kooshin cali

26:Walaale: Maxamud Cabdiweli Dayuurad

27:Adeer:maxamuud cabdixakiin jaamac

28:hooyo:xaawo maxamed cali gaas

29:abti:cabdiweli maxamed cali gaas

30:abti:cabdibashi maxamed cali

31:abti:cabdirisaaq maxamed cali

32:habar yar:canbaro maxamed cali

33:habaryar:ruqiyo maxamed cali

34:habaryar:maryan maxamed cali

35:habaryar:maryan cabdulaahi cali

36:habaryar:sahro cabdulaahi cali

37:awoowe: cabdulaahi cali gaas

38:awoowe:cabdiweli dayuurad samatar

39: Sahuur jaamac

40:Sagal salaad sugaal

41: mowliid maxamed caanood

 

1:hooyo :deeqo caad godogodo

2:hooyo: shukri caad godogodo

3:hooyo:saaqo farah geele

4:hooyo:falis bootaan

5:abti bilaal caad gododog

6:abti:cabdirisaaq caad

7:abti:garcade caad

8:habar yar :saciido  caad

9:habaryar:farxiyo caad

10:walaashay:leylo xiis cali caad

11:aabe:cabdulaahi cali shabeel

12:adeer: cumar cabdulahi cali shabeel

13:adeer:maxamuud cabdulahi cali shabeel

14:adeer:idriis cabdulaahi cali shabeel

14:adeer:cabdicasiis cabdulaahi cali

15:adeer:cabdinuur cabdulaahi cali

16:adeer:cabdifataax cabdulaahi cali

17:adeer:cabdihodan kilwe cali shabeel

18:eedo:faadumo kilwe cali shabeel

19:eedo:canab kilwe

20:reer axamed cabdulaahi cali

21: reer cumar cabdulaahi cali

22:deeqo cabdulaahi cali

23:falastiin cabdulaahi cali

24:sahra cabdulaahi cali

25:khadra cabdulaahi cali

26:khadra cabdulahi warsame

 

Waxaa sidoo kale  Tahniyad Aroos oo qaali ah hawada u marinaya Lamaanaha iscalfaday ee Mudane abdiladiif candhaf xaashi  Iyo Marwadiisa Sacdiya abdulahi ali shabeel oo  22-december-2015 uu meherkoodu ka dhacay dalka somaliya gaar ahaan magaalada gaalkacyo  ee Xarunta Gobolka MUDUG iyo wadanka mareykanka,asxaabta kala ah:

1:xasan bile maxamuud ( xasan qaran)

2:burhan maxamed cali (ganacsade)

3:asad farah Mohamed   (heelo)

4:nuur axmed faarax dhalaweyn

5:saciido cabdiwaxid sahal

6:faadumo horeeye

7:xafso bashiir cadooye

8:raaqiyo muuse aadan

9:cabdiraxman suldaan(Aafaa)

10:ahmed saxane saciid jaamac

11:mustafe cabdiraxman shaaciye

12:maxamuud cabdidahir badel

13:maxamuud cabdulaahi cali shamiito

14:cabdulaahi viito gaboose

15:cumar maxamuud xasan(dhagaweyne)

16:nuune suuley xaashi

17:cabdulaahi viito gaboose

18:nasteex dhagacade

19:cabdirabi suldan cabdisalaan maxamuud.

20:cabdinaasir cali cilmi (xildhibaan)

21:cabdikhadar cawil bursaalax

22:cabdiqaadir maxamed xajiin

23:khaddar cumar (murtimaal)

24:xabiib cabdulqaadir dirir cigaal

 

Fanaaniinta:

1:maxamuud cali xaafuun (amoore)

2:maxamuud salaad (alteeso)

3:akram aadan

4:laki xaaji waceys

5:cabdicasiis iskalaaji

6:ayaan  cabdiwarsame (ayaan kampala)

 

Wariyaasha

1-Iiman Maxamed Jaamac-

2-Saciid Cabdulahi Kulmiye Nadaara

3-Mahdi yuusuf dhuux

4-cabdiweli nuur timire

5: xuseen shiine qaar madoobe

6-cabdiqani xajiin bardacad

7-nawaal cali cadceed

Dhamaan Dadkaas oo kala jooga Maraykanka , asia,Europe,austerlia,somalia gaar ahaan, gobalka mudug, doolo, bari, nugaal, waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan Xidiga iyo xidigta, farta iyo faraantiga,usha iyo Diirka ,Boqorka iyo Boqorada Mudane Abdiladiif candhaf xaashi, iyo Sacdiya abdulahi ali shabeel oo (Arooskoodu) kadhacay gobalka mudug gaar ahaan magalada gaalkacyo ,22, December, 2015, waxaan leenahay isku waara ubad kheyr Qabana kala hela ,Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano, noqda reerkii lagu nastee lagu nagaade, Guurkiina guur kheyr gurigiina guri negi. guulow kayeel,Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.

About The Author