Dhegayso: Madaxwaynaha Puntland oo maanta Xariga ka jaray Xafiiska Horumarinta Gobolka Mudug
24 Dec 2015 (Puntlandes) Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Xariga ka jaray Sanduuqa Horumarinta Gobolka Mudug, waxaana Madaxwaynuhu khudbad uu jeediyay si qoto dheer uga hadlay waxyaabaha uu xafiiskaan kusoo kordhin doono Gobolka Mudug.
Madaxwaynaha dawladda Puntland ayaa ugu horayn mahad ballaaran u jeediyay Gudiga Horumarinta Gobolka Mudug oo uu Gudoomiye u yahay Amiir Maxamuud, isagoo tilmaamay baahida loo qabo kaalintii qurba joogta ay ka qaadan la haayeen arrimahaan Harumarinta ee ka socda Gobolka Mudug.
Dhagayso madaxweyne Gaas
Puntlandes.com