Daawo Video: Jariifka ama Boobka lagu hayo hantida ummadda Soomaaliyeed

24 Dec 2015 (Puntlandes) Kalluumeysiga aan sharciga waafaqsanayn ee ka soconaya badaha Soomaaliya ayaa gaaray meeshii ugu xumayd, iyadoo BOOB aan loo meel deyin lagu hayo hantida ummadda Soomaaliyeed.

180

Xeebaha Puntland ee Gobolada Bari,Gardafu, Sanaag, Nugaal iyo Mudug ayaa kalluumaysada sharci darrada ee Jariifka loo yaqaano kusii xoogaysanayaa, sanadihii lasoo dhaafay, waana arrinta keentay cabsida laga qabo in Burcad badeeddii dib u soo laabato.

Daawo Barnaamijkaan oo uu waxaa Diyaariye Wariye Maxamed Salaad X. Dirir

Puntlandes.com

About The Author