Dhagayso: Degmooyinka Ceelberde, Aato & Yeed oo maamul ka madaxbanaan KGS looga dhawaaqay
24 Dec 2015 (Puntlandes) maalmihii u dambeeyey waxa ka socda Degmada Ceelberde shirwayne ay qayb ka ahaayeen Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka DFS kaasoo looga dhisayey Degmooyinka Ceelberde, Aato & Yeed oo maamul ka madaxbanaan KGS.
Xildhibaan Maxamed Iidle oo ka mida Baarlamaanka DFS ayaa shegay in lagu dhaqaay maanta maamulka BAKOOL SARE, isagoo intaas ku daray in Degaanada maamulku uu yahay mid aad u balaaran xudduudna uu dhan la leeyahay Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Luuq dhana Gobolka Hiiraan gaar ahaan Degmada Beledweyne.
Dhagayso Maamulka Bakool sare oo looga dhawaaqay halkaas
Puntlandes.com