Dhagayso: Odoyaasha Gobolka Hiiraan oo shir ay yeesheen kadib Qaadacay in Shirka maamulsamaynta lagu qabto Jowhar
26 Dec 2015 (Puntlandes) Odoyaasha Gobolka Hiiraan oo shir ay yeesheen magaalada Beledweyne kadib Qaadacay in Shirka maamul u samaynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe lagu qabto magaalada Jowhar.
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa dhawaan waxa uu soo saaray Digreeto uu ku sheegay in shirka lagu qabanayo magaalada Jowhar, halka uu Caasimadana ka dhigay Degmada Buuleberde.
Dhagayso Dacar Xirsi oo ah gudoomiyaha Odoyaasha Hiiraan oo ay BBC waraysatay
Puntlandes.com