Dhagayso: Wicitaanka VOA- Wasiir Odowaa oo sheegay Kursiga isku dhejinta Ismail Omar Gelle in Somalia ka gudubtay

27 Dec 2015 (Puntlandes) Barnaamijka wicitaanka dhageystaha o oka baxa idaacadda VOA ayaa waxaa martik u ahaa Wasiirka arrimaha Gudaha ee DFS Cabdiraxmaan Odowaa, isagoo ka hadlay arimo badan oo ay ka mid tahay habka 4.5ta, maamumka Bakool Sare, Maamul samaynta Hiiraan & D`Shabelaha Dhexe.

181b2

Wasiir Odowaa ayaa mar uu ka hadlayey Doorashada 2016ka wuxuu sheegay in soomaaliya ay ka gudubtay sida ay ku dhaqmayaan wadamo ka mid ah Afrika oo madaxdoodu doomnayso in ay iska fadhiyaan 20 sano ka badan isagoo ula jeeda madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo doonaya inuu kusii fadhiyo kursiga madaxtinimada.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:


Puntlandes.com

About The Author