Dhadayso-Daawo: Somaliland oo Baasaboor kusoo Rogtay in loo qaato Koonfurta Soomaaliya

28 Dec 2015 (Puntlandes) Golaha Wasiirada Somaliland ayaa soo saaray Go’aamo adag oo la xiriira dadka u Safraya Koonfurta Soomaliya, iyado lau amray in qofka reer Somaliland ee Koonfurta Somalia u safraya uu qaato ama sito Baasaboorka Somaliland.

Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa waxay soo saareen go’aanno ka kooban 7  qodob oo qaarkood saameynaya isu socodka Somaliland iyo Soomaaliya inteeda kale.

182

Go’aanadan ayaa waxay dhaqan galayaan 1da January 2016 ka.

Dhagayso Wasiirka Duulista Somaliland oo VOA waraysatay


Puntlandes.com

About The Author