Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada DFS oo iska Fogeeyey Eedayntii Faroole, ka Warbixiyey Xaqiiqda Mashaariica Garoonka Diyaaradaha Garowe iyo Jaamacada Maakhir

29 Dec 2015 (Puntlandes) Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyada DFS Maxamuud Xassan Suleymaan(Cawil) ayaa wuxuu iska Fogeeyey Eeadayn uu u jeediyey madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole, isagoo ku eedeeyey inuu hor istaag ku sameeyey Mashruuca lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha Garowe kaasoo hada dhismihiisu bilowday.

182a5

Wasiirka ayaa ka Warbixiyey Mashruuca lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha Garowe iyo Jaamacada Maakhir.

Hoos ka akhriso Qoraal la soo gaarsiiyey Warbaahinta Puntlandes.

XAQIIQDA Mashruuca Airport Garowe

             28 December 2015

Anigoo ah wasiirkii hore ee Maaliyada iyo Qorshaynta ee Dawlada Federalka, mathalayayna Puntland, waxaan halkaan ku soo bandhigayaa in wasaarada Maaliyada ee Federelku si buuxda u gutay kaalintii kaga aadanayd hirgalinta mashruuca dhismaha Airport Garowe iyo Jaamacada Maahir. Xaqiiqdaani waxay jawaab u tahay eedayn u soo jeediyey Abdirahman Faroole, kuna aadanayd dhagaxdhiggii dhismaha Airport Garowe, 26/12/2015.

Deeqda lagu dhisayo labadaan Mashruuc waxaa Kuwait ka soo dhammeeyey laba mudane oo reer Puntland  ah, Omar Hagi Ali (Omar Gare) iyo Faisal Yusuf Hawaar. Mashruucu Puntland uma hirgali Karin haddii aan No objection laga helin Dawlada Federal ka.

Warqadda hoos ku lifqaan oo ah No Objection in Wafdiga Puntland Kuwait qaabisho, oon lagu xirin inaan anigu la socdo yey ku suurta gashay in wafdiga Puntland la qaabilo oo ay heshiiska soo saxiixaan. Waxay ahayd warqad rasmi ah oo safaaradeena Kuwait copy aan siiyey si ay wafdiga u qaabisho shaqadana la qabato.  Waxaa iyana No Objection bixiyey Madaxweyne Xasan Sheekh iyo R.W. Saacid.

Waxaa xusid mudan in labada mudane (Omar iyo Faisal) muddada dheer ee mashruucaan laga bislaynayey Kuwait aan wadajir si joogta ah u wada shaqaynayney si mashruucu u hirgalo.  Emailada ku lifaaqan yaa muujinaya xaqiiqdaas.

Mohamud Hassan Suleiman (Awil)

London +447908678111

mohamudhsuleiman@gmail.com

Halkan hoose ka Akhriso Xoggo ku saabsan Mashruuca

From: “Faisal Ahmed Yusuf – Hawar” <fhawar@gmail.com>
Date: 4 September 2013 at 10:41:27 BST
To: “Adeer – Omar Abdi Ali Bayr” <omaraai@yahoo.com>, “Omar Haji Ali” <shirwauk@yahoo.co.uk>
Subject: Fw: Letter from H.E. Minister of Finance and Planning
Dear Adeerayaal Omar and Omar;
I am very pleased to report that Hon. Awil signed and sealed the letter exactly as we drafted and intended. Congratulations adeerayaal.
I thank you both for the kind intervention and support, this memo is exactly the 12 letter since we started this journey early 2010!, and they will all go as historic souvenirs and record to Maakhir University once it opens its doors. The future generations will equally have the same challenges and they need to see as our struggle and efforts made so to better their future, long long after we are all gone in the history.
Adeer Omar Abdi – Yes, camoo the long persistence and prevalance finally paid back and people are begging to understand that we indeed have an story, a big one they never heard and it is worth now listening. Yes, Prince Mohamed Garaad not only sent me Ducaa’s but sent me a warmer note. He approached me via Adeer Mohamoud Abdi Ali Bayr, and Drs. Amal Ibrahim and in panic I called him back, just to learn how appreciating and supportive he is. He told me you were too young and unknown to be taken very serious with the big story that you have. It is indeed great adeer.
Awil’s Letter adeerayaal, is as below already with the Fund, and it is Alxamdulilah and thank you again.
Faisal.
Dear Brother Abdullah Al-Sager, et all;
Hope this reaches you all well.
It was indeed very pleasant talking to you in the last few days. I thank you for the kind and brotherly guidance, please.
Since our talk, I started communicating to and fro with Hon. Mohamud Suleiman, the Minister of Finance and Planning at the Federal Somali Government, who reported back that he is committed the entire September to the NEW DEAL meeting for Somalia at Brussels, and the United Nation General assembly where he will accompany the President.
The attached REPLY letter from his good office is addressed to the Fund, and specially to our able brothers Mr. Hamad S. Al-Omar and Mr. Marwan Al Ghanem. Also it is marked to and I hereby copy now, to the Somali Ambassador H.E. Mr. Abdulkadir Amiin.
Thank you very much and looking forward to your cooperation, please.
Kindest Regards;
Faisal Yusuf.
Sent: Wednesday, September 04, 2013 1:02 PM
Subject: Fwd: Letter from H.E. Minister of Finance and Planning

Dear Sir

Please find the attached letter from H.E. Mohamud Hassan Suleiman, Minister of Finance and Planning.

Best regards

Mohamud Yasin Artan

Secretary of Minister of Finance and Planning

182a3 182a4

About The Author