Dhagayso: Hanti Dhowrka DFS oo sheegay in Shirkadaha Turkigu aysan Ogolayn in lala Xisaabtamo
29 Dec 2015 (Puntlandes) Hanti dhowraha Guud ee DFS Nuur Faarax ayaa sheegay inaysan Shirkada Turkiga ee Garoonka Aadan Cadde iyo Dekedda Muqdisho ogolayn in lala Xisaabtamo.
Nuur Faarax oo wareysi siiyey VOA-da ayaa intaas ku daray inay Warbixin arintaas ku saabsan siiyeen Baarlamaanka DFS.
Dhagayso Hanti dhowrka DFS Nuur Faarax
Puntlandes.com