Daawo Video: Xildhibaano farabadan oo hor leh oo maamulka KGS maanta dhaariyey, 149 mudane tirada guud
29 Dec 2015 (Puntlandes) Maamulka KGS ee uu madaxda ka yahay Shariif Xasan ayaa maanta waxay dhaariyeen Xildhibaano hor leh oo 60 gaaray oo ka mid noqonaya Baarlamaanka maamulkaas.
Horay ayaa waxaa loo dhaariyey Xildhibaano gaaraya 89 mudane iyadoo au wadarta guud ee uu ka kooban yahay Baarlamaanka KGS ay noqonayso 149 Mudane.