Dhagayso: MAP oo si adag uga soo horjeesatay xeerka Saxaafadda Barlamanka DFS ansixiyay
30 Dec 2015 (Puntandes) Ururka saxaafiyiinta Puntland (MAP) ayaa kasoo horjeestay xeerka Warbaahinta Somaliyeed ee dhawaan uu Baarlamaanka DFS ansixiyeen.
Gudoomiyaha MAP Faysal Khaliif Barre oo waraysi siiyay Radio Garowe, ayaa ka hadlay sababta xeerkan u naqdiyeen, isagoo sheegay in Xeerkan yahay mid ku tumanaya danta wariyaasha iyo shacabka Somaliyeed isagoo taageero siinaya xukuumadda.
Dhagayso Gudoomiyaha MAP
Puntlandes.com