Dhagayso: Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka KGS oo arimo badan oo quseeya maamulkooda ka hadlaya
03 Jan 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta waxaa loo doortay Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa oo ku guulaystay codad gaaraya 109-cod halka musharaxa kale Cismaan Cali Xasan uu isna helay codad gaaraya 33-cod.
Dhagayso waraysi ay la yeelatay VOA oo kaga hadlayo Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka KGS arimo badan oo quseeya maamulkooda
Puntlandes.com