Dhagayso: Jabuuti oo xiriirkii u jartay dalka Iiraan
06 Jan 2016 (Puntlandes) Dowladda Jabuuti ayaa maanta shaaca ka qaaday inay u jartay xiriirkii diblomaasiyadeed ee kala dhaxeeyay dalka Iiraan.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo la hadlay VOA ayaa xaqiijiyay go’aanka dowladda Jabuuti ka soo baxay ee xiriirka loogu jaray dowladda Iiraan.
Dhagayso Warbixin ay VOA ka diyaarisay
Puntlandes.com