Dhagayso: Wasiir Hadliye-DFS oo Xiriirka u Jartay Dowladda Iiraan
07 Jan 2016 (Puntlandes) Golaha Wasiirada ee DFS ayaa kalan ay yeesheen Xiriirkii ugu jaray Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan.
DFS ayaa ku eedaysay inay Safaaradda Iiraan ay ku leedahay magaalada Muqdisho ku kacday waxyaalo Amniga Qaranka wax u dhimaya, Khataro Dhaqaale, mid Bulsho iyo mid Diineedba leh.
Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya DFS ayaa u qabatay Safiirka dalka Iiraan u fadhiya Muqdisho iyo Diblomaasiyiinta kale inay dalka uga baxaan muddo dhan 72 saacadood.
Dhagayso VOA oo waraysatay Wasiirka Arimaha Dibada DFS
Puntlandes.com