Daawo Video-sawiro: Booqashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS ee Dhuusamareeb & Warsaxaafadeedkii C/kariim
07 Jan 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS iyo wafdi ballaaran oo uu ku weheliyo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad, 25 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Tegista wafdigan ayaa waxaa kasoo horjeestay mamulka Galmudug madaxweynaha uu ka yahay Cabdikariim Xuseen Guuleed ee Cadaado fadhigiisu uu yahay, iyagoo ku tilmaamay safarka Gudoomiyaha mid wax loogu dhimayo Nabada iyo Xasiloonida Soomaaliya isla markaasna lagu carqaladaynayo Shirka Kismaanyo.
Akhri warsaxaafadeedkii maamulka Cadooado