Dhagayso: Madaxweynaha Bakool Sare oo sheegay inuusan wada hadal la galayn maamulka KGS

11 Jan 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha maamulka Bakool Sare Axme Maxamed Mashruuc ayaa sheegay inuusan wada hadal lagalayn maamulka Koonfur Galbeed.

184a1

Madaxweyne Mashruuc ayaa sheegay in wada hadal labo maamul oo kawada hadlaya xiriirka iyo daris wanaaga uu la gali karo Koonfur galbeed, balse uusan marna ula hadlayn inay dib ula midoobaan.

Dhagayso waraysiga Madaxweyne Mashruuc


Puntlandes.com

About The Author