Daawwo FADEEXADII ka dhacday maanta JOWHAR Wasiir Odowaa “Ha la qabto,,,Askartaa ka mas’uul ah Dishibiliinka”

12 Jan 2016 (Puntlandes) Maanta oo uu madaxweynaha DFS ka furayey Jawhar shir maamul loogu samaynayo Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Hoose ayaa waxaa ka dhacday FADEEXAD kadib markii Wasiir Odowaa  uu amar ku siiyey Askarta inay,,,isagoo uu wajoigiisu ahaa si aan looga baran aadna u badalnaa.

187

About The Author