Daawo Vide: Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee DFS Bashiir Ciise oo Aaran Jaan ku adeganayso ayaa eedeeyey dawlada Puntland

12 Jan 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee DFS Bashiir Ciise oo Aaran Jaan ku adeeganayso ayaa eedeeyey dawlada Puntland, isagoo ku eedeeyey umma keeni kartaan Banki ay aduunka kula maamilaan.

187-1

Bashiir Ciise oo nin dhaqaale yahay ah ayaa doonaya in wax fahmaysa inuu u sheego Bankiya ay MOORYAANTU Xamar keentay waa Sharci kan Ganacsatada Puntland oo dawladooda ogolaansho kaga haysta ay keeneen Bosaso na waa mid aan Sharciga waafaqsanayn,CAJIIB!! YAA LA QALDAYAA.

Gudoomiye Bashiir Ciise siday ka noqotay ma AFHAYEENKA AARAN JAAN ayuu u xuubsiibtay mise DAMUL JADIID?

Puntlandes.com

About The Author