Daawo Video: Wasiir Waran Cade oo ka hadlay qabsashadii Balicad Xasan Sheekh na madaxweyne maamul Goboleed ugu yeeray

14 Jan 2016 (Puntlandes) Somaliland ayaa maanta la wareegtay Tuulada Balicad oo Fariisin u ahayd maamulka Khaatumo ee Prof Cali Khaliif Galayr , waxaana ka hadlay Wasiirka arimaha GudahaSomaliland Waran Cade oo Digniin aad u xoogan u diray madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo uu ku tilmaamay madaxweyne maamul Goboleed.

184c6


About The Author