Daawo Video: Oday XAAD “Aroow Awood qaybsiga Soomaaliya hadau dad Riyoohaayaan in 18kii Gobol wax lagu qaybsado, waa wax laga naxo”
15 Jan 2016 (Puntlandes) Shir ay maanta ku qabteen magaalada Xamar ee xarunta Gobolka Banaadir taageerayaasha madaxweyne xasan Sheekh oo uu ka hadlay Oday XAAD oo ah Gudoomiyaha Odoyaasha Hawiye isagoo sheegay inay ka horjeedaan in awooda dalka lagu qaysado deegaan wauxuuna yiri mar uu ka hadlayey aragtidiisa “Aroow Awood qaybsiga Soomaaliya haddii ku dad Riyoohaayaan in 18kii Gobol wax lagu qaybsado, waa wax laga naxo”
Dagaalada ilaa hadda nagu daba dheeraaday waxay ka bilowdeen 18kii Gobol ayuu ku sii daray ODAY XAAD isagoo hoosta ka xariiqay inaysan yeelayn in laga gudbo habka qabiilka ee 4.5ta!!