Dhagayso: PL oo ka hadashay Shirka Kismaayo ee wali lagu kala tagin Cadaadis Beesha caalamka awgiis & Natiijada la fili karo

16 Jan 2016 (Puntlandes)Agaasimaha Madaxtooyada Puntland Deeq Sulaymaan Yuusuf oo ka mid ah wafdiga Puntland ee Shirka kismaayo ayaa Waraysi uu siiyay maanta Radio Daljir waxaa uu ka warbaxshay meesha uu marayo shirka iyo natiijada la filan karo.
188-11
Agaasime Deeq ayaa sheegay inay Puntland ku taagan tahay Rabitaanka dadkeeda iyo waliba dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaasoo doonaya in Soomaaliya doorashadeeda 2016 ay noqoto mid ku salaysan habka deegaanka, iyadoona laga gudbayo hanaanka qabiilka ee 4.5.

Dhagayso waraysi uu Radio Daljir la yeeshay Agaasime Deeq


Puntlandes.com

About The Author