Akhristayaasha oo Warbaahinta Puntlandes soo gaarsiiyey Amaan & Bogaadin ku socota Madaxweyne GAAS

17 Jan 2016 (Puntlandes) Akhristayaasha ku xiranWarbaahinta Puntlandes (PES) ayaa waxay soo gaarsiiyeen PES qoraalo fara badan oo ay ku Amaanayaan kuna Bogaadinayaan madaxweynaha Puntland mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas,.

189-9

Akhristayaashaas ayaa ku Amaanaya madaxweyne Gaas sida uu ugu hadlay Codka guud ahaan Soomaalida doonaysa inay Soomaaliya dawladnimadeedii lasoo noqoto dibn iyo gaar  ahaan Shacabwaymaha reer Puntland oo ku Amaanaya Madaxweyne GAAS siada uu uga soo baxay Waajibaadkiisa, ugu hadlay Codkii Shacabka uu sida tooska ah Wakiilka uga ahaa.

188-3

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa madasha shirka wuxuu kusoo bandhigay aragtida shacabka Puntland oo ku qotonta in Degmo wax lagu soo doorto isagoo madaxweyne Gaas ku adkaystay aragtidaasi in aanay ahayn mid uu ka noqonayo.

Puntlandes.com

About The Author