DHEGAYSO: Dawladda Puntland oo ka hadashay Mawqifkeeda Shirkii Galabta Muqdisho ku fashilmay

25 Jan 2016 (Puntlandes)  Wasiirka Wasaaradda Deegaanka , Dalxiiska iyo Duurjoogta Puntland Cali Cabdllaahi Warsame oo ka mida ah wafdiga dawlada Puntland ee Muqdisho uga qayb galay Shirka lagu go’aaminayo qaabka loo soo xulayo Xildhibaanada doorashada Agoosto sanadkan 2016ka,  ayaa sheegay in maanta madaxweynaha DFS Xasan Sheekh uu ku dhawaaqay in DFS go’aansatay sidatan:

  1. In Aqalka Hoose lagu soo xulo 4.5
  2. Aqalka Sare lagu soo xulo dawlad Goboleed kasta in isle’eg

187-3

Wasiir Cali Cabdulaahi oo Caawa Waraysi uu siiyay Radio Gaalkacyo  ayaa sheegay habkii wax u dhaceen iyo go’aankuu ay qaadatay kadib markii hadalka Madaxda Dawladda Soomaaliya ay cadeeyeen, waxaana uu sheegay in Puntlad iyo Jubbaland ay go’aankooda cadeeyeen sheegeena inaysan go’aan u gaari karin dawladda Soomaaliya.

Dhegayso Wasiirka Deegaanka Puntland


Puntlandes.com

About The Author