Dhegayso: Faroole & Keating oo kulmay kana wada hadlay 4.5, Ahkrisana Qoraalkii Faroole Gudbiyey

10 Feb 2016 (Puntlandes)  Waxaa maanta Garowe ku kulmay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Farole iyo Ergayga gaarka ah Qaramada Midoobay u qabilsan Arrimaha Somalia Michael Keating iyagoo kawada hadlay xaaladda Somalia iyo aragtida ay ka qabaan go’aankii madaxynaha DFS ee 4.5ta ahaa.

207-9

Waxaan kulanka ku wehelinayay qaar kamida golaha xukumaddii Farole iyo safiirro  ka socda waddamada daneeya arrimaha Somalia.

Madaxweyne Farole iyo siyaasiyiinta wehelinaysay ayaa u sheegay Beesha Caalamka inaan la aqbali karin nidaamkan 4.5.

Dhagayso Farole


207-9a

207-9b

207-9c

207-9e
Puntlandes.com

About The Author