Odayaasha Buuhoodle “Prof Cali Khaliif baa ka dambeeyey wixii ka dhacay CaroWeyn”
14 Feb 2016 (Puntlandes) Qaar ka mida Odayaasha magaalada ayaa Shir ay ku qabteen maanta magaalada Buuhoodle ku eedeeyey Prof Cali Khaliif Galayr inuu ka dambeeyo dadkii lagu dilay Deegaanka CaraWeyn.
odayaashani kasoo ayaa sheegay inay dhacadani ay masuul ka tahayn maamulka Khaatumo ee Prof Cali Khaliif Galayr.
Puntlandes.com