Daawo Video: Riwaayadda cusub ee DAMUL JADIID iyagaa diiday in G Banadir Xaqiisa Qaato iyagaana Mudaharaad abaabulaya
Daawo Video: Riwaayadda cusub ee DAMUL JADIID iyagaa diiday in Gobolka Banadir Xaqiisa Qaato iyagaana iminka Masaakiinta soo abaabulaya inay Mudaharaad.
Soow Soomaaliyi kuma Heshiin in 54ta Xubnood ee Aqlka Sare loo qaybiyo 18kii Gobol oo min sadex hela, halkaas oo Gobolka Banaadir uu ku heli lahaa 3 Xubnood sida Gobolada kale.Laakiin waxaa diiday oo Xubnihii Gobolka Banaadir “Galmudug” gaystay Kooxda DAMUL JADIID, marka yey iminka Qaldi karaan ma masaakiinta ay saaka u soo dhiibeen Boorarka mise dadka kale?
Daawo Riwaayadda cusub ee DAMUL JADIID
Puntlandes.com