Daawo Video: Ilko-Xanaf oo Runta u sheegay reer Muqdisho “Wixii Urur ah ee Xamar ka jira ma quseeyan Soomaaliya lama oran karo Qaran”

22 Feb 2016 (Puntlandes) Maxkamada sare  ayaa maanta Runta u sheegay reer Muqdisho oo caado ka dhigtay inay iyagu Soomaaliya yihiin waxaana maanta  lagu shéegay war kasoo baxay Maxkamada sare oo uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha  Maxkamada sare Ceydiid Cabdulaaahi Ilko Xanaf in Wixii Urur ah ee Xamar ka jira aysan quseyn Soomaaliya oo idil lana oran karin Urur Qaran.

213-3

Xeerkaan kasoo baxay Maxkamada sare ayaa waxa uu imaanayaa iyadoo dadka Xamar iminka ku nool ay caadaysteen in iyaga oo kaliya ay yihiin Soomaaliya, iskuna magaaca magaca ah Urur Qaran iyagoo aan matalin Agooye iyo Balcad oo ah labada Degmo ee ugu dhow magaalada Muqdisho.

Puntlandes.com

About The Author