Sawiro: Wafdi balaaran oo ka kooban Wasiiro & Taliyaha Ciidanak Booliska Puntland oo maanta booqasho ku tagay Degamada Tuka-Raq ee Gobolka Sool

22 Feb 2016 (Puntlandes) Wafdi balaaran oo ka kooban Wasiiro iyo Taliyaha Ciidanak Booliska Puntland ayaa maanta waxay booqasho ku tageen Degamada TUKA-RAQ ee Gobolka Sool.

Wasiirada wafdigan ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose, Wasiirka Wasaarada Amniga, Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha,iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, waxaa Hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlaha Hoose iyadoo ay wafdigaan magaalada banaankeeda ku soo dhaweeyey Maamulka Degmada, Ciidanka Booliska Degmada, Nabadoonada, Odayaasha Waxgaradka, Dhalinyada. Iyo Haween
Wafdigaan ayaa waxay kulan kula yeesheen Kstamka Tuka-Raq ,Maamulka,Odayaasha Cuqaasha iyo waxgaradka Degmada TUKA-RAQ
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16

17

18

19

20

21

22

23

24
Puntlandes-.com

About The Author