Daawo Video: Midowga Yurub oo dhaqaalihii ay siin jireen kajaray AMISOM
23 Feb 2016 (Puntlandes) Midowga Yurub ayaa go’aansaday inay jaraan dhaqaalihii ay ku bixin jireen hawlgalka AMISOM. Shir Khamiistii lasoo dhaafay kadhacay Addis Ababa oo ay ku kulmeen saraakiil kasocday Midowga Africa iyo Wakiilo ka socday dalalka maalgeliya hawlgalka AMISOM ayaa lagu iclaamiyay in midowga Yurub uu jaray dhaqaalihii uu ku bixin jiray hawlgalka AMISOM iyadoo arintan lagu sababeeyay dhaqaale yari soo wajahday midowga Yurub iyo Arintan oo MASHRUUC aan dhamaan noqotay.