Daawo Video: TV Runta ka sheegay Riwaayaddii uu madaxweynaha DFS Turkiga la tagay “Soomaalidu waxay isku raaceen 4.5”

23 Feb 2016 (Puntlandes) TV ay dawlada Turkigu leedahay ayaa Runta ka sheegay Riwaayaddii uu madaxweynaha DFS  Xasan SheekhTurkiga la tagay taasoo ahayd in ay Soomaalidu ay ku wada heshiisay Habka Qabaliga ah ee 4.5.

213-4

Gabar Wariye ah oo uu TVga waraystay ayuu wax ka waydiiyey hadalka kasoo yeeray Xasan Kheekh waxayna gabadhu ku sheegtay midaan Runta ama XAQIIQDA ka tarjumayn, waxay gabadhu sheegay inaysan Soomaalidu isku raacin habka 4.5, iyadoo sheegtay in Somaliland banaanka ka joogtay awal hadana ay Puntland diiday 4.5.

Waxay kaloo gadhu ka hashay inaysan Xamar ahayn iminka meel nabdoon oo la maalgashan karo maadaama auysan nadab galyo lahayn.

Puntlandes.com

About The Author