Dhagayso: Madaxweyne Xigeenka Puntland oo ka hadlay Shirka Turkiga Socda

24 Feb 2016 (Puntlandes) Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camay ayaa ka hadlay Shirka ka dhacaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga wuxuuna sheegey in uu muran badan iyo kala fogaansho badan u keenayo umada Soomaaliyeed.

207-2

Camay ayaa sheegey in Puntland ay saddex Wasiir uga qayb galeen isagoo madaxweyne xigeenka Puntland sheegey waxa kasoo baxaya inaysan quseyn.

Dhaqaalaha lagu bixinayo shirka ayaa uu sheegey in lagu bixinayo magaca umada Soomaaliyeed Puntland na ay xaq uleedahay inay qaybteeda inay qaadato mowqifka umada iyo dowlada Puntland ayaa uu sheegey inuusan is badalin walina uu sidiisi yahay.

Dhagayso Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camay


Puntlandes.com

About The Author