Dhagayso: Wasiirka W. Shaqada & Shaqaalah Puntland oo ka hadlay Shirka Istanbul, markee ayuu SAXSAN yahay?
24 Feb 2016 (Puntlandes) Shirka Istanbuul oo dawladda Puntland ay diiday ka qaybgalkiisa qaybta siyaasadda Soomaaliya looga hadlayo ayaa waxaa ka qayb galaya Shirka oo ka hadlay labo jeer Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland.
Wasiirka ayaa mar uu Xalay waraysi siiyey TV ga Somali Cable waxa uu sheegay wax ka yaabiyey reer Puntland, isagoo ku samabeeyey ka maqnaasha madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, oo aan shirka xaadir ku ahayn inay, inuu safar kale Maraykanka u aaday isagoo diiday inuu yiraahdo Puntland waa ”Qaadacday Puntland”
Dhanka kale Wasiirka ayaa waraysiga hore ku sheegaya inay u yimaadeen ka qayb galka ”Shirka Haweenka iyo kan Dhalinyaradda” halka uu waraysiga dambe oo uu Radio Daljir siiyey ku inkiray inay ka qayb galeen Shirka Haweenka!!!!
Akhriste bal dhagayso labada warayso oo dhuux waxa kaaga baxa!!!!
Halkana ka Daawo Video: Hadalka Wasiirka Farbaa ku godan, Cumar & Gaas yaa run sheegaya?
Halkan hióose ka Dhagayso waraysigii WTV ga Somali Cable ee Wasiirka
Halkan hióose ka Dhagayso waraysigii Radio Daljir ee Wasiirka
Puntlandes.com