Dhagayso: Wasiirka Dastuurka DFS oo Cadeeyey inaysan Puntland qayb ka ahayn Shirka Istanbul, kuna faanay inay dastuurka Bedeleen

24 2016 Feb (Puntlandes) Wasiirka Dastuurka DFS Xuseen Maxamud Sh Xuseen ayaa cadeeyey inaysan Dawladda Puntland qayb ka ahayn Shirkii HLPF ee kusoo gabagaboobay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiya.

213-5c

Wasiir Xuseen ayaa sheegay wax uu ugu yeeray inaan Puntland laga maarmin ee loo tagayo, taasoo ah wax aan marmna suurtagal ka ahayn Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo ay u cadajhay sidii uu dib mar kale u hanan lahaa kursiga Villa somalia isagoo sidaas ugu dhegan 4.5.

Dhagayso wasiirka oo VOA waraysatay


Puntlandes.com

About The Author