Dhagayso: AMISOM “Waxaan Maamulnaa 80% Koonfurta Soomaaliya”
25 Feb 2016 (Puntlandes) Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Somalia, ahna Madaxa AMISOM Francisco Caetano Madeira, oo ay waraysatay idaacadda VOA ayaa sheegay in ka bixidda ciidamda AMISOM ee goobaha qaar ay aheyd arrimo ciidan.
Dhagayso wareysi ay VOA la yeelatay Francisco Caetano Madeira oo kaga hadlayo Xaalada Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya
Puntlandes.com