Dhagayso: Maxamed Cabdi Afay ”Ethiopia iyo Kenya eed Malaha ee Soomaliyi madaxdeeda ha eedayso”
27 Feb 2016 (Puntlandes) Wakiilka IGAD Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey, ayaa si cad u sheegay in dowladaha Kenya iyo Ethiopia aysan dooneynin dhibaatada ka jirta Soomaaliya iney kusii jiraan dadka Soomaaliyeed.wuxuuna sheegay in ay yihiin dalalkii badbaadiuyey Soomaaliya markii ay ku jirtay Marxalada adag.
Dhagayso waraysi dheer oo arimo Xasaasiya uu uga hadlayo Afey
Puntlandes.com