28 Feb 2016 (Puntlandes) Barnaamijka Dan ka hadal ee ka baxa PLTV Todobaad walba ee uu daadihiyo wariyaha Caanka ah Maxamed Timire ayaa waxa uu ku saabsan yahay Abaarta Puntland ka jirta, waxaana lagu waraystay Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade.