Daawo Video-Dhagayso: Xildhibaanada maamulka cadaado ee Galmudug oo Xukuumadiisa ku eedeeyey Dagaalkii Dhuusamareeb

4 Marso 2016 (puntlandes) Xildhibaanada maamulka Gobolka iyo Barka ah ee Galmudug oo Shalay Warbaahinta kula hadlay Degmada Cadaado ayaa dagaalkii ka dhacay doraad magaalada Dhuusamareeb ku Eedeeyay in ay abaabuleen Madax ka tirsan maamulka Galmudug.

196-13

Xildhibaanada ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay dagaalka dadk ay ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Dhuusamareeb,kaasoo sida ay sheegeen laga abaabulay Degmada cadaado ee fariisinka u ah maamulka Galmudug.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa waxa uu u samaystay maamulka aan Dastuurka waafaqsanayn inuu Colaad iyo FIDNO ka abuuro shacabka wada dega Gobolka Galgaduud iyo Dawladda Puntland, iyadoo Hubeeyey Dhaqaalihhii iyo Hubkii ummadda Soomaaliyeed ka dhexeeyey loona soo siiyey DFS inay Alshabaab wadanka uga sifayso.

Dhagayso Xildhibaanada


Puntlandes.com

About The Author