Ismail Adam Dirie oo ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuum Maxamed Abshir Walde
INNAA LIL LAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Ismail Adam Dirie. Oo ka mida Aqoonyahanada Soomaaliyeed isla markaasna ah Wasiirul dawlaha Wasaarada maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuum Maxamed Abshir Walde.
Sawirka kore: Marxuumka Midig, Ismail Bixib
Ismail Adam Dirie ayaa ku yiri “Maxamed Abshir Walde Ilahay janada mida ugu saraysa hoy ha uga dhigo qaraabadiisa, ehaladiisa, asxaabtiisa iyo umada Soomaaliyeedna samir iyo iimaan ha ka siiyo.
Waxa uu ahaa aqoonyahan, wadani, waaya-arag, waxbadan usoo joogay” Amiin, Amiin
Ismail Adam Dirie.