Dhagayso: Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo ka hadlay wararkii u dambeeyey ee Deegaanada Xeebaha G Mudug
16 Marso 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif oo waraysi siiyey radio Daljir ayaa ka hadlay wararkii ugu dambeeyey ee Deegaanada Xeebaha ee Gobolka Mudug ee Puntland oo ay si dhuumaalaysi ah kusoo galeen Ciidamo Huwan ah oo ay DFS soo abaabushay.
Dhagayso Gudoomiye Xasan
Puntlandes.com