Dhagayso: Gudoomiyaha G Mudug oo Garacad kusugan & wararkii u dambeeyey ee Argagixisadii Garacad kasoo Degtay
17 Marso 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif oo isagoo ku sugan Deegaanka Garacad la hadlay Saxaafada ayaa sheegey in Ciidamada Puntland ay ku hareeraysan yihiin Argagixisadii sida Dhuumaalaysi ah dhawaan kasoo galay Garacad iminkana ku sugan badiyaha Kulub.
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada dowladana ay ku hareereysan yihiin Cadowga, Garacadna ay hada yahay dhul amaan ah.
Dhagayso Gudoomiyaha
Puntlandes.com