Dhagayso: Wasiir ka tirsan DFS oo si jeesjees ah uga jawaabay Eedayntii Wasiirka Aminga Puntland u jeediyey DFS
18 Marso 2016 (Puntlandes) Wasiir Warwaafinta dawlada Xasan Sheekh Mareeye ayaa waxa uu si jeesjees ah uga jawaabay Eedayntii Culayd ee uu Wasiirka Aminga Puntland u jeediyey DFS inay wax ka ogayd Alshabaabka sida Dhuumaalaysiga ah kusoo galay Xeebaha Puntland.
Wasiir Maareeye ayaa ku sheegay in markii uu Wasiirka Aminga Puntland ku FASHILMAY ilaalinta AMNIGA Puntland uu la doondoonay cid Mas’uuliyada la qaybsata..
Dhagayso Wasiir Maareeye
Puntlandes.com