Sawiro: Qaar kamida Malayshiyadii Alshabab ee ka Dagaalamayey Aaga Garacad oo lasoo Qabtay
21 Marso 2016 (Puntlandes) Ciidanka Difaaca Puntland ayaa waxaa ay Maxaabiis ahaan u qabteen qaar kamida Malayshiyada Alshabab ee ka dagaalamayay Aaga deegaanka Garacad waxaana Ciidamada ay wali baacsanayaan firxadka malayshiyadaas.
Howlka ay wadaan Ciidanka Difaaca Puntland ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda lasoo Afmeerayo