WARGELIN: WARBAAHINTA PUNTLANDES WAXAY UGU BAAQAYSAA JAALIYADDAHA PL EE DUNIDA INAY U ISTAAGAAN TAAGERIDA DHAAWACA
21 MARSO WARGELIN
WARBAAHINTA PUNTLANDES WAXAY UGU BAAQAYSAA JAALIYADDAHA PUNTLAND EE DUNIDA INAY U ISTAAGAAN TAAGERIDA DHAAWACA CIIDAN GEESIYAASHA AH EE DIFAACA PUNTLAND.
WAXAA LAGA CODSANAYAA JAALIYAD KASTA INAY MAGAALO MAGAALO IYO WADAN ISKU ABAABULAAN.
WALAALAYAAN GEESIYADA CIIDANKA DIFAACA PUNYTLAND WAY KASOO BAXEEN WAAJIBKOODII, KEENII BAANA HARAY. WAXAANUNA LEENAHAY INTA DHIMATAY ALLAHA U NAXARIISTO INTA DHAAWACA AHNA ALLAHA CAAFIYO.
DAWLADA IYO WAXGARADKA GUDAHA PUNTLAND WAXAA LOOGU BAAQAYAA INAU SAMEEYAAN GUDDI CULUMAA’UDIIN AH OO LAGU SOO HAF´GAAJIYO TAAKULAYNTA BANAANKA KA IMAANAYSA.
WADASHAQAYN WACAN
MAHADSANIDIIN
MAAMULKA WARBAAHINTA PUNTLANDES