AKHRISO: Shirkii dib uheshiisiinta Beesha Sade ee Jybaland oo si rasmi ah loo soo gunaanaday & qodobo laga soo saaray

25 Marso 2016 (Puntlandes) Waxaa maanta magaalada Kismaayo ka dhacday munaasabad lagu soo gabagabeeyey isla markaasna lagu shaaciyay qodobadii kasoo baxay shirarkii dib uheshiisiinta Beesha Sade Jubaland ee ka socday magaalada Kismaayo kaas oo lahaa laba waji.

214-9c

Wajiga koobaad oo udhaxeeyay Beesha dhexdeeda iyo kan labaad oo udhaxeeyay siyaasiyiinta Beesha iyo Hogaanka dowlad goboleedka Jubaland. Heshiiskan ayaa laga soo saaray 10 qodob oo ay kamid yihiin qaybinta Mashaariicda,isku dhafka Ciidamada,maamul wadaaga,dhismaha goleyaasha deegaanaka,soo xaraynta ciidamadii horay ugadooday,arinta Buurdhuubo,taageerida dowlad goboleedka Jubaland iyo arimo kale.Hoos ka akhri qoraalka

217-4

217-4a

About The Author