Wafdi IGAD ah oo soo gaaray Garowe & Shir ka socda madaxtooyada
27 Marso 2016 (Puntlandes) Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Xoghayaha Guud eeUurur Gobeedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa soo gaaray Garowe, wafdiga waxaa ka mid ah safiirka Somalia ee Kenya, wakiilka IGAD ee Somalia.
Wefdiga ayaa waxaa iminka Shir Madaxtooyada, madaxda Puntland iyo Raysul Wasaraha DFS.
Wadahadalada ayaa waxaa Diiradda lagu arrimo badan oo looga hadlayo Hanaanka Doorashada Soomaaliya Iyo Habqaybsiga habka Qabaliga ah ee 4.5, waxaa xusid mudan in saxaafadu dibadu ka joogto Shirarka socda.
Waxaa la filayaa inay goordhow dhinacyada shiraya la hadlaan Warbaahinta si ay uga Warbixiyaan arimihii ay kawada hadleen.