Dhagayso-Sawiro: DFS oo kala qaybisay Beeluha Gobolka Hiiraan

27 Marso 2016 (Puntlandes) DFS ayaa laba Garab u kala qaybisay Beelaha Gobolka Hiiraan iyadoo qayb ka mida u kaxaynasa Shirka Jowhar ee maamulka loogu samaynayo Gobollada Hiran iyo Sh/Dhexe.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo ku sugan Beledweyne ayaa ku Guulaystay inuu kala qaybiyo qaarna uu heshiis la galay oo ka dhaadhiciyay inay shirka dib ugu noqdaan.

Ugaasyada Heshiiska la galay Xasan Sheekh ayaa kala ah Ugaaska beesha Gaaljecel, Ugaas C/raxmaan Ugaas C/llaahi, Wabarka beesha Jajeele Wabar Geedi Wabar Xassan, Wabarka Baadi-cadde Wabar Max’med Wabar Axmed, Ugaas beesha Jidle, Ugaas C/naasir Ugaas Nuur iyo Ugaaska beesha Baajimaal Ugaas C/xakiin Ugaas Maxaad.

Ugaasyada  diidayna waaa Ugaasyada kale ah; Ugaas Xassan Ugaas Khaliif, Ugaas Cali Ugaas Xassan iyo Ugaas Cali Ugaas Muxumed Shafeec.

Warbixintan VOA ee Heshiiska dowladda iyo Beelaha Hiiraan

 

11
7

8

9

10

Puntlandes.com

About The Author