Daawo Video: DDSI oo Cawska Xooluhu cunaan ugu deeqday Reer Miygi Somaliland ee Abaaruhu saameeyeen
2 April 2016 (Puntlandes) Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) ayaa Cawska Xooluhu cunaan oo ay ugu deeqday Reer Miygi Somaliland ee Abaaruhu saameeyeen ku wareejisay Somaliland.
Deeqdan Cawska ah ayaa ka koonbnayd 10 Baabuur oo ku waayan ee Xamuulka ah, taaso ay DDSI ugu tala gashay Xoolaha ku dhaqan Degaanada Somaliland ee ay Abaartu ku dhufatay in la siiyo.
Puntlandes.com