Dhageyso: Cali Xaaji oo ka horyimid heshiiskii Puntland & DFS
3 April 2016 (Puntlandes) Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta Puntland oo horay u soo noqday Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, ayaa dhaliilay heshiiskii caawa Garoowe ku dhexmaray Dowladda Puntland iyo DFS,.
Cali Xaaji Warsame ayaa sheegay inuusan shacabka Puntland wax macne weyn ah u samaynayn Heshiiskan, sidoo kale waxaa uu sheegay in heshiiskaani uu dhaawacweyn ku yahay Dowladda Puntland oo uu hadda Madaxweyne C/weli Gaas hogaaminayo, maadaama la hareer maray aftidii iyo mowqifkii shacabka Puntland iyadoo aan waxba lagala tashan
Dhageyso Cali Xaaji
Puntlandes.com