Sawiro: Casho sharaf loo sameeyay wafdi ka socda dowladda Masar
5 April 2016 (Puntlandes) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay Casha Sharaf ugu sameeyay Wafdi ka socday dowladda Masar oo uu Hogaaminayey Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha dibadda Masar u qaabilsan Qaaradda Afrika Dr Maxamed Idirs.
Casho sharafta ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Taliyeyaal ciidan iyo dhamaan shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar